Qaar kamid ah Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la xareeyay (Daawo Sawirada)

Guddiga farsamada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa galabta xerada Shiirkole ee magaalada Dhuusomareeb waxa ay ku xareeyeen qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug. Sida aan wararka ku helnay guddiga farsamada ayaa xareeyay 23-Oday oo kamid ah odayaasha saxiixayaasha ee soo xulaya Baarlamanaka cusub ee Galmudug, waxaana odayaashan ay … Continue reading Qaar kamid ah Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo la xareeyay (Daawo Sawirada)